Gudoomiye Cabdiraxmaan Garyare oo Qarax lagu dilay xili uu Masjid kasoo baxay
Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa lagu dilay Guddoomiyaha Deegaanka Garasbaaley ee Gobolka Banaadir Marxuum Abdirahman Ahmed Ali Garyare iyo labo kamid ah ilaaladiisa xili ay kasoo baxeen masaajid ay salaada Jimcaha kusoo dukadeen. Sida aan wararka ku helany Gudoomiye Cabdiraxmaan Garyare iyo ilaaladiisa ayaa salaada Jimcaha kusoo dukaday Masjid kuyaala deegaanka Garasabaaley, waxaana … Continue reading Gudoomiye Cabdiraxmaan Garyare oo Qarax lagu dilay xili uu Masjid kasoo baxay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed